Daily Archives
October 10, 2020
Khamri badan oo maanta lagu gubay Beledweyne iyo mas’uuliyiin ka hadlay
Ciidamada booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya…
Haweeney dooneysay inay is qarxiso oo lagu qabtay dalka Filibiin
Militaryga dalka Filibiin ayaa sheegay inay qabteen haweeney doonaysay inay isku isku qarxiso bar ay degenyihiin…
Amenia iyo Azerbaijan oo gaaray heshiis xabbad joojin ah
Iyadoo ay dhexdhexaadineyso Russia, ayaa dalalka Armenia iyo Azerbaijan waxa ay ku heshiiyeen xabbad-joojin maanta…
Meydka Cali Khaliif oo Muqdisho la keenay iyo aas Qaran oo loo sameynayo
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay meydka Allaha u naxariistee Ra'iisal wasaarihii hore ee…
Kenya oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya
Dowladda dalka Kenya ayaa qorsheyneysa in ciidamo dheeraad ah ay u soo dirto gudaha Soomaaliya, si ay ugu biiraan…
Afmadow: Golaha deegaanka oo soo doortay guddoomiye cusub
Doorasho loogu tartamayey guddoomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa goor dhaw soo gaba-gabowday,…
Xog: Amaro la dul dhigay RW Rooble intii uu socday kulankii Habar-Khadiijo
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeya kulamo xasaasi ah oo ka dhacay xaruunta Habar-khadiijo oo degantahay…