Monthly Archives
September 2020
Kulan wadajir ah oo u furmay BF iyo Mowliid Guhaad oo jeediyey khudbad xasaasi ah
Waxaa goor dhaw xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulan wadajir ah oo ay leeyihiin xildhibaanada labada Aqal ee…
Ciidamada DF oo 40-caruur ah ka soo furtay Al-Shabaab dagaalameyaal badana ka…
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka…
Al-Shabaab oo deegaan ka tirsan G/Hiiraan ku toogtay laba nin
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Bu’aqable ee gobolka Hiiraan waxay ku toogteen laba nin…
Dood ka taagan cidda xilka ku wareejineysa Rooble iyo Kheyre oo tallaabo qaaday
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu si rasmi ah xilka ula wareego…
Wararkii u dambeeyey kulanka labada Aqal ee BF iyo ajendaha oo xasaasi ah
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelan doono kulan Wadajir ayaa ka doodaya heshiiska…
Taliyaha NISA iyo Taliyaha hoggaanka daba-galka siyaasiyiinta oo gaaray Dooxa
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha hey'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA uuna ku weliyo Taliyaha…
Mareykanka oo qorsheynaya in gudaha Kenya uu ka fuliyo duqeymaha Al-Shabaab
Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa Kenya culeys ku saaraya sidii ay u fuliyaan weerarada…
Maxaa ka soo baxay kulankii Afhayeenka Madasha Xisbiyada Qaran iyo agaasimaha NISA…
Afhayeenka Madasha Xisbiyada Qaran, horayna u soo noqday safiirkii Soomaaliya ee Suudaan iyo Agaasime ku xigeenkii…
Ciidanka ilaalada shacabka ee NISA oo la hoos geeyay hoggaanka daba-galka…
Saraakiil sare oo ka tirsan hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa noo sheegay in ciidanka…
Madaxdii amniga dibadda Al-Shabaab iyo Abuu Sufyaan oo Jilib lagu dilay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeymo ka fuliyeen…