In ka badan 2,000 oo ruux oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay hal dal ugu geeriyootay Coronavirus

0

Mareykanka ayaa noqday wadanka ugu badan oo maalin qura ku geeriyoodaan dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus, waxaana 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay tirada dhimashadu ka badatay 2,000 oo ruux.

Sidoo kale waxaa batay kiisaska cusub lee la diiwaan geliyey saacadihii lasoo dhaafay gudaha dalka Mareykanka.

Mareykanka haatan waxa uu dhaafay tirada dhimashada COVID-19 dalka Talyaaniga oo ahaa dalka dadka ugu badan ay cudurkan ugu geeriyoodeen.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo in dhimashada ay ka hoos mari karto 100,000. Tiradaas oo horay loo saadaalinayey.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.