Isku dhacyo hor leh oo dhex maray booliska Giriigga iyo muhaajiriinta ku haminaya Yurub

0

Booliiska dalka Giriigga ayaa gaaska dadka ka ilmeesiiya u adeegsaday muhaajiriin doonayay in ay ka gudbaan xadka dalkaasi uu lawadaago Turkiga, si ay u gaaraan dalalka qaaradda Yurub.

Rabshadahan ayaa yimid, kadib markii dowladda Ankara ay fasaxday kumanaanka muhaajiriinta ah ee dalkeeda ku sugan loona sheegay in ay gaari karaan wadamada qaaradda Yurub.

Dowladda Giriigga ayaa dhankeeda adkeysay xadka ay la wadaagto Turkiga, iyadoona wadamada Midowga Yurub ay sheegeen in malaayiin dollar ay Giriigga ku siinayaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen muhaajiriinta tirada badan ee kusoo qul qulaya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.