Monthly Archives
March 2020
Madaxweynaha Afghanistan oo xalay xabsiyada kasii daayey maxaabiistii Taliban
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa xalay waqti danbe xilliga Afghanistan soo saaray wareegto ogolaaneysa in…
AFRICOM iyo Al-Shabaab oo warar kala duwan ka soo saaray duqeyn ka dhacday…
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntii labaad…
Wasiirka caafimaadka ee Ingiriiska oo laga helay caabuqa Corona
Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka corona, cudurkaasi oo…
Madaxweyne Qoor Qoor oo maamul cusub u magacaabay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa maamul cusub u magacaabay magaalada Dhuusamareeb ee…
Nin ka yimid Shiinaha oo lagu qabtay garoonka Aadan-Cadde iyo DF oo tallaabo ka…
Waxaa maanta hadal heyn badan dhaliyey nin Soomaali ah oo la socday diyaaradda Ethiopian Airlines oo maanta kasoo…
DF oo Muqdisho ku xirtay xubin ka tirsan is-bedel doonka Jubbaland
Ibraahim Aadan Cabdikariin oo ka mid ah xildhibaanada garabka sibedel doonka Jubbaland ee uu hoggaamiyo…
NISA oo shaacisay in madaxii amniyaadka G/Banaadir Bu’aale lagu dilay
Hey'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa goor dhaw Twitter-keeda ku baahisay in xalay degmada…
Aqalka Cad “Trump lagama baarin Coronavirus”
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus,…
Turkiga iyo Midowga Yurub oo ku dhow in ay gaaraan heshiis cusub
Turkey ayaa rajeyneysa inay heshiis cusub oo lagula tacaalayo qaxootiga la gaarto Midowga Yurub ka hor kulan…
Dhuusamareeb: Khasaare ka dhashay israsaaseyn ka dhacday 21aad iyo qorshe ka…
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug isku rasaaseeyey ciidanka militeriga Soomaaliya…