Ruushka oo sare u qaadaya taageerada uu siiyo hoggaamiyaha Venezuela

0

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay sara u qaadeeso taageeda milatari iyo tan dhaqaale oo ay siiso dowladda Venezuela xilli ay sii kordhayaan cadaadiska Mareykanku uu doonayo in xilka looga qaado hogaamiyaha dalkaasi.

Wasiirka arimaha dibadda Ruushka Sarjee Lavrof, ayaa hadalkani sheegay kadib markii uu magaalada Karaakas, ee caasimada dalka Venezuela kulan kula qaatay  madaxwaynaha dalkaasi ee Nicolás Maduro.

Mr Lvrov, ayaa sheegay in isku day walba oo meesha looga saaro dowladda Venezuela ay tahay mid aan la’aqbali Karin.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.