Maxkamadda ciidamada oo digniin u dirtay ciidamada iyo saraakiisha DF

0

Gudoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada Gen. Liibaan Cali Yarow oo kus ugan Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa digniin u diray askarta iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa ciidamada iyo saraakiisha dowladda soomaaliya uga digay in ay ka qeyb qaataan colaad sokeeye.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ciidamada u sheegay in howshoodu ay tahay sugidda amaanka dadka Soomaaliyeed, askarigii ama sarkaalkii wax intaas ka badan ku kacana talaabo adag ay ka qaadi doonto maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Halkan ka Daawo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.