Daily Archives
January 22, 2020
Dab caawa bur-buriyey qeybo ka tirsan dhismaha xarunta dembi baarista booliska ee…
Dab xoog leh ayaa caawa qabsaday qeyb ka mid ah dhismaha xarunta hey’adda dembi baarista booliska Soomaaliya ee…
Dacwadda soo jeedinta xil-ka qaadista Trump oo Senate-ka ka billaabatay
Maxkamadda la soo taagayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si buuxda uga dhex billaabatay Aqalka Senate-ka…
Kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka oo Muqdisho kula kulmay RW Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda…
Maxuu Madaxweyne Farmaajo kala hadlay guddiga QM u qaabilsan la socodka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulan galabta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
Madaxtooyada oo iska fogeysay hadal ka soo yeeray xubin ka tirsanaa guddiga…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa iska fogeysay hadal kasoo baxay Jeneral Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade), oo uu ku…
Galmudug: Ahlu-Sunna oo soo saartay jadwal kale oo doorasho
Guddiga doorashada Galmudug, garabka Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxwaynaha iyo…
Gen. Indha-Cade: Ku milanka Al-Shabaab ee hey’adaha dowladda waxuu gaaray…
Genaraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cadde) oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii KMG ee dalka soo maray…
Afar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Galmudug oo qaadacay doorashada
Afar musharrax oo muhiim ah, ayaa qaaddacay doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, kadib markii ay…
Dad hor leh oo u dhintay cudurka cusub ee ka dilaacay dalka Shiinaha.
Ugu yaraan sagaal ruux ayaa laxaqiijiyay in illaa iyo haatan ay u geeriyooden feeraska cusub ee ka dilaacay dalka…
Xukuumad cusub oo looga dhawaaqay dalka Lubbnaan.
Dalka Lubnaan ayaa yeeshay xukuumad cusub si loo dhameeyo bilooyin ay dalkaasi ka soconayaan dibad baxyo rabshado…