Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo maanta lagu dhawaaqay

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasinoo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

1111
1111

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.