Daily Archives
January 14, 2020
Galka Baarista oo shaaciyey xogta qaraxii Ex-Control iyo sida loo fuliyey (Daawo)
Barnaamijka Galka Baarista ee ka baxa VOA ayaa shaaca ka qaaday goobta lagu soo farsameeyey, halka lasoo marsiiyey,…
Wasiiru dowlahii howlaha guud ee DF oo is-casilay
Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas…
Xaaf oo bedelay maamulkii degmada Gaalkacyo golihii deegaankana kala diray
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo…
Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharciga Saxaafadda dalka
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga saxaafadda Soomaaliya,…
Shuruudo lagu xiray qofka u tartamaya guddoonka baarlamanka Galmudug oo la…
Guddiga doorashooyinka guddoonka baarlamaanka labaad ee maamulka Galmudug ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga…
Turkey: “Jeneral Haftar ayaa muujiyey cidda dagaalka rabta”
Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in go’aanka uu Jeneral Khalifa Haftar, ee ah…
Jamhuuriga: “Way dhaceysaa maxkamadeynta Trump
Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa kasoo horjeestay isku day la doonayo in lagu tuuro eedeymaha…
Faah-faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha
Qarax xoog leh oo dhaliyey khasaare nafeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada…
Foolkaanooyin hor leh oo laga digayo dalka Filibiin
Madaxda sare ee Filibiin waxay ka digayaan foolkaanooyin hor leh oo ka qar ka sameeya duleedka caasimada dalkaasi…
Dhuusamareeb oo la ciirciiraysa loolanka Musharaxiinta iyo siyaasiyiin ku sii…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa loolan adag oo u dhexeeya musharixiinta doonaya in ay xil ka qabtaan…