Ku dhawaad 30 ruux oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay dalka Masar.

0

Ugu yaraan 28 ruux ayaa dhimatay kadib shilal gaari oo siyaabooyin kala duwan kaga dhacay dalka Masar, sida ay sheegeen ilaha caafimaadka iyo amaanka.

Dhimashada ayaa korortay kadib markii gaari siday shaqaale uu ku dhacay gaari nuuca xamuulka ah.

Shilkan ayaana ka dhacay magaalada dakada leh ee Zuweys. Iyadoona wali la’ogaan waxa sababay shilkan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.