Xildhibaanada Golaha Shacabka oo meel mariyay sharciga doorashooyinka Qaranka, Sawirro

0

Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen.

Kulanka Golaha oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayna goob joog ka ahaayeen ku-xigeennada Koowaad iyo labaad ee Golaha ayaa dood dheer kaddib waxa ay Xildhibaannadu akhrinta 3-aad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka.

Akhrin kadibna xildhibaanada ayaa cod u qaaday ansixinta sharcigaas, “Sharciga Doorashooyinka Qaranka waxaa ogol u codeeyay (Haa) 171 waxaa diiday 5 Xildhibaan, waxaana ka aamustay labo Xildhibaan, sidaas ayuuna ansax ku yahay” ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Golaha Shacabka 1
Golaha Shacabka 1
Golaha Shacabka 2
Golaha Shacabka 2
Golaha Shacabka 4
Golaha Shacabka 4
Golaha Shacabka
Golaha Shacabka
Golaha Shacabka3
Golaha Shacabka3
Golaha Shacabka5
Golaha Shacabka5
Gudoomiye Mursal
Gudoomiye Mursal

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.