Dowladda oo badashay Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka

0

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maareeyaha Tiyaatarka Qaranka u magacaabay Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.

Sidoo kale waxaa wareegtadaas xilka maareeyaha Tiyaatarka looga Maxamed Abuukar Axmed Ma’da.

Halka hoose ka akhriso warqadda.

Warqad 2
Warqad 2

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.