Madasha Xisbiyada Qaranka oo shaaciyey inuu burburay wadahadalkii Villa Somalia

0

Qoraal ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ku sheegeen in uu bur burey wada-hadaladii iyo heshiiskii ay la galeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa ay ku eedeeyeen Madaxweynaha in uu dhamaan ka baxay qodobadii ay kula heshiiyeen ee dhinacyada Amniga,Xuriyadda hadalka, doorashooyinka iyo in Shacabka uu u soo bandhigo heshiiskii ay wada galeen.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.