Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistaan oo lagu xukumay dil toogasho ah

0

Maxkamad kutaala wadanka Pakistaan ayaa waxaa ay dil  toogasho ah ku xukuntay, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistaan  Pervez Musharaf.

Musharaf ayaa xukunkaas ku muteystay musuq uu ku kacay mudadii uu ka ariminaayey wadankaas, iyadoo lagu soo oogay dacwado dhowr ah oo la xariira xatooyo xaalo dad-weyne, sida ay sheegtay maxkamaddu.

Pervez Musharaf ayaa ka horyimid go’aanka maxkamadda waxaana isagoo xanuunsan lagu dabiibayaa isbitaal ku yaalla dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Bukaankaan oo markii uu soo gaaray warkii maxkamadda ee ahaa xukunkaas dilka ah ee lagu riday ku gacseyray ayaa sheegay inuu racfaan ka qaadanayo xukunkaas oo uu ku tilmaamay sharci daro, isagoo iska fogeeyey inuu ku kacay qayaano qaran.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.