Ku dhawaad 10 ruux oo lagu xiray dalka Albania.

0

Sagaal ruux ayaa xabsiga ladhigay gudaha dalka Albania kuwaas oo ku eedeesan dil iyo kutagrifal awoodeed.

Dadkan oo iksugu jira injineero iyo milkiilayaal ayaa loo haystaa in siyaabo aanan wanaagsaneen ay u dhiseen dhismooyin uu bur buriyay dhul gariir dhawaantan ku dhuftay dalkaasi.

Dadka laxiray labo kamid ah ayaa ah milkiilayaal hotel, kuwaas oo ku bur buray magaalada Durres, oo kamid ah halka uu dhul gariirku saameeyay.

Dhul gariirka bishii lasoo dhaafay dalkaasi Albania ku dhuftay oo cabrikiisu ahaa 6.4-cabirka dhul gariiryada ayaa waxaa ku dhintay 51 ruux.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.