Jubbaland oo xilalkii ka xayuubisay masuuliyiin hor leh oo ka tirsan maamulka G/Gedo

0

Madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna ku simaha madaxwaynaha maamul goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa warqad qoraal ah oo xafiiskiis kaso baxday waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku-xigeenkii degmada Baardheere iyo madixii maaliyadda degmadaas, waxaana uu xilaalkaas u magacaabay masuuliyiin kale.

Halkan ka akhriso warqadda xil ka qaadista iyo magacaabidda.

Fb Img 1576427472651 213x300
Fb Img 1576427472651 213×300

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.