Dhilinyadaan ayaa la sheegay in qaarkood ay ka tirsanaayeen

0

Howlgallo ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya ee ka howlgalla gobolka Gedo ay ka sameeyeen magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo iyo deegaano hoos taga ayaa lagu soo qabtay dhalinyaro lagu eedeeyey falal ammnaaka liddi ku ah.

Dhilinyadaan ayaa la sheegay in qaarkood ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab, qaarna lagu eedeeyey inay ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya.

Sarkaal lagu magacaabo Cali Deyr oo hoggaamiya Nabad Sugidda ka howlgasha gobolka Gedo oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Balad-Xaawo ayaa sheegay in howlgal gaar ah oo laga fuliyey Baled-Xaawo iyo Tuulooyin u dhaw lagu soo qabtay ragaan.

1 50
1 50
2 51
2 51
4 19
4 19
Ragga 696x464
Ragga 696×464

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.