Maxay kala yihiin Ajendayaasha kulanka maanta ee golaha shacabka?

0

Kulankii guud ee xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa jira maanta Sabti ah, waxuuna kulankaan ka mid yahay kula madoodii caadiga ahaa.

Ajendayaasha kulanka maanta oo gaaraya labo ayaa kala ah, warbin laga dhageysanayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tagaan golaha.

Halka Ajendaha labaad uu yahay mid ay xildhibaanadu ku sii wadayaan ka doodista isla sharciga doorashooyinka oo maalmihii la soo dhaafay ay dood adag ka yeelanayeen shircigan oo ay soo diyaariyeen guddi si gaar ah loogu xil saaray soo diyaarintiisa.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.