Madaxweyne Farmaajo oo maanta daah furaya Manhajka cusub ee dalka

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada xukuumadda.

Munaasabadda lagu daahfurayo ayaa manhajkan ayaa ka dhaceysa Schoolka Maxamuud Mire oo ay gacanta ku heyso wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Amaanka goobta uu Schoolku ku yaal oo ah degmada Waaberi ayaa aad loo adkeeyey, waxaana goor dhaw halkaas gaaraya Madaxweyne Farmaajo si uu u daah furo Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose/Dhexe ee dalka.

1
1
2
2
3
3
4
4

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.