Kooxda Daacish oo dad ka qafaalatay gudaha dalka Nigeria

0

Xubno ka tirsan kooxda Daacish ayaa illaa iyo afar ruux ka qafaashay gudaha dalka Nigeria tan iyo bishii July, sida ay sheegtay hay’ad gargaar oo laga leeyahay dalka Faransiika.

Afarta ruux ayaa qayb ka ahaa illaa iyo lix ruux oo dagaalamyaal hubaysan ay dalkaasi ka afduubteen.

Hay’adaha gar gaarka qaarkood ayaa sheegaya in mid kamid shaqaalahaasi iyo labo ruux oo darawallo u ahaa ladilay.

Hay’adda gargaar ee laga leeyahay dalka Faransiika ayaa masuuliyadda dilka iyo afduubka ku eedeesay kooxaha hubaysan ee dalkaasi ku sugan iyadoona dalbatay in si dhaqsi leh loo siidaayo kuwo haatan gacantooda ku jiro.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.