Daily Archives
December 14, 2019
Farmaajo oo la kulmay guddiga wada-hadallada DF iyo Somaliland, Sawirro:-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa Madaxtooyada kulan wada tashi ah kula yeeshay…
Madaxweynihii Suudaan Cumar Al-Bashiir oo la xukumay
Fadhig maxkamadda waxaa markii hore harreeyay dibadbaxayaal taageersan Cumar Xasan Al-Bashiir kuwaas oo qeylo…
Dani oo 20-cisho kadib dib ugu soo laabtay Garowe
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahu Deni oo mudda 20 cisho ah safar ugu maqnaa dalka isu tagga…
Baarlamaankan 10aad go’aan maka gaari doonaa doorashada dalka? Warbixin:-
Muda laba todobaad ah xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa dood adag waxa ay ka liyiheen qaabka ay…
Madaxweyne Farmaajo oo daah furay wajiga labaad ee Manhajka dugsiyada dalka,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiyada…
Australia oo wajaheysa kuleyl daran
Australia waxaa ay wajahaysaa mid ka mid ah kuleylkii ugu darnaa ee inta laxasuusto soomara dalkeeda, waxaana heer…
R/Wasaare Kheyre oo Qatar uga qayb galay furitaanka Madasha Dooxa
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha…
Maxay kala yihiin Ajendayaasha kulanka maanta ee golaha shacabka?
Kulankii guud ee xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa jira maanta Sabti ah, waxuuna…
Madaxweyne Farmaajo oo maanta daah furaya Manhajka cusub ee dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada…
Maxaa looga hadlay kulankii Addis Ababa ku dhex maray Dani iyo Axmed Shide?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kulan kula qaatay…