Xisbiyada ka dhisan dalka Ciraaq oo ku howlan raadinta xasilooni siyaasadeed.

0

Xubnaha xisbiyada ka dhisan dalka Ciraaq ayaa magaalada caasimada ah ee Baqdaad ku leh kulan ay xasilooni siyaasadeed ugu raadinayaan dalkaasi.

Kulanka ay leeyihiin xisbiyada ayaana kusoo beegmaya xilli ay Baarlamaanka Ciraaq ay aqbaleen iscasilaadii Ra’iisul Wasaarihi dalkaasi Caadil Cabdul Mahdi.

Ujeedka kulanka ayaa lagu sheegay sidii looga arin salahaa dhisida dowlad ay shacabku raali ka yihiin, kadib labo bilood oo ay dalkaasi ka soconayeen dibad baxyo rabshado wato.

In kabadan 400 oo ruux ayaa lasheegay in ay ku dhinteen dibad baxyada Ciraaq halka kumanaan kalana ay ku dhaawacmeen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.