Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulmaya

0

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa.

 

Dhamaan xildhibaanada golaha Shacabka ayaa lagu war galiyey inay soo xaadiraan kulanka golaha Arbacada maanta ah.

 

Ajandaha kulanka maanta ee golaha shacabka ayaa ah, akhrinta labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.