Ciidanka Filibiin oo badbaadiyey dad afduub loo heystay.

0

Militryga dalka Filibiin ayaa sheegtay inay soo furteen lamaanayaal gacanta ugu jiray ururka hubeysan ee Abu Sayaaf La yiraahdo oo ka dagaalama dalka Filibiin

Lamaanayaashaan oo midna u dhashay dalka Ingiriiska midna Filibiin  ayaa bishii hore ee sanadkaan waxaa laga qafaashay magaalo loo dalxiis tago oo ku taala koofurta dalkaas.

Taliyaha ciidamada hawlgalka fuliyay oo la yiraahdo Cirilito Sobejana ayaa sheegay inin hadda labada ruux ay hadda gacanta ciidamada ku jiraan meel amaan ahna ay joogaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.