Maxuu yahay Ajendaha kulanka maanta ee golaha Aqalka Sare?

0

Senatorada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliaya ayaa xalay lagu wargaliyey inuu maanta jiro kulankii guud ee golaha.

Fariinta war galinta Senatorada oo nasoo gaartay ayaa lagu amray in Axadda maanta ah ee 24-ka November 9:00 a.m Subaxnimo, ay soo xaadiraan fadhiga Golaha.

Ajendaha kulanka maanta ee golaha Aqalka Sare ayaa ah, Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.