Madaxweyne k/xigeenka Mareykanka oo booqasho lama filaan ah ku tagay Ciraaq.

0

Madaxwayne ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa booqasho aanan horay loo sii shaacinin ku tagay dalka Ciraaq.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa booqday saldhiga ay ciidamada Mareyknaka ay ku leeyihiin gobolka Anbar ee dalka Ciraaq.

Booqashada madaxwayne ku xigeenka dalka Mareykanka uu ku tagay Ciraaq ayaana kusoo aadeeso xilli dalkaasi ay ka soconayaan dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dowladda.

Mr Pence ayaa sheegay in qadka taleefanka uu ku lahadlay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Caadil Cabdul-Mahdi, oo ay ka wada hadleen sii wanaajinta xiriirka labada dal.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.