Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska oo maanta gaaray Dhuusamareeb, Sawirro

0

Taliye Ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi ayaa Maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Saraakiisha ciidamada qalabka sida.

Taliye ku xigeenka ayaa magaalada Dhuusamareeb u tagay dib u habeynta Ciidanka booliska maamulka Galmudug, ee ku kala sugan deegaanada maamulkaas.

Dowladda Soomaaliya ayaa kol hore la wareegtay ammaanka degaanadii ay gacanta ku hayeen Ururka Ahlu-Sunna, kuwaas oo ay ugu horeeyaan magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan.

1
1
5
5
6
6
7
7
8
8
9
9
2
2
Dhuusamareeb
Dhuusamareeb

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.