Daily Archives
November 11, 2019
Shabakaddii Shabaab uga howlgali jirtay galbeedka Muqdisho oo Maxkamad lasoo…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa galabta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad…
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka jawaabay hadal caro badan dhaliyay oo ka soo…
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay VOA ayaa wax laga weydiiyay…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo markii ugu horeysay ka hadlay dacwadii xisbiga…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf oo la hadlay lanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay…
Booliska Hong Kong toogtay dad dibadbaxayaal ah.
Hong Kong: Booliska Hong Kong ayaa rasaaseeyay dibad baxayaal isku baxay waxaana jira khasaaro ka dhashay Warar…
Militryga Koongada dimoqraadiga oo dilay hogaamiye kooxeed ay muddo raadinayeen
Ciidamada dalka Koongada dimoqraadiga ah ayaa toogasho ku dilay hogaamiye sare oo ka tirsan koox mucaarad ah oo…
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Faransiiska
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka…
Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi uga qayb-gelaya Shirka Caalamiga ah ee Dadweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo…
Madaxda Jubbaland oo cadaadis kala kulmaya Beesha Caalamka iyo kulamo ka socda…
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku waramaya in madaxda ugu sareysa…
Dad wali lagu la’yahay wabiga Shabeelle iyo Duqa Beledweyne oo ka hadashay
Duqa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Safiyo Sheikh Xasan Cali mar ay maanta la hadashay warbaahinta ayey…
Madaxweyne Lafta-Gareen oo gaaray degmada Waajid
Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen)…