Booliska dalka Bolivia oo ku biiray dibad baxyo looga soo horjeedo Madaxwaynaha dalkaas.

0

Xisbiga haya talada dalka Bolivia ayaa ku baaqay in lataageero madaxwaynaha dalkaasi kadib markii dibad baxyada ka soconaya magaalooyinka qaar ay ku biireen booliska.

Dibad baxyaasha dimoqoraadi doonka ayaa madaxwayne Mr Morales oo ah hogaamiyaha ugu waqtiga dheer Koonfurta Ameerika ayaa loo soo jeedinayaa eedeemo tirabadan.

Waxyaabaha madaxwaynaha lagu eedeenayo ayaa waxaa kamid ah in uu ku shubtay doorashadii  dhacday bishii hore taas oo ka dhigtay in xafiiska uu ku soo laabto markiisii afaraad.

Sabtigii hor joogayaasha mucaaradka ayaa lawareegay xarumaha qaar kamid ah warbaahin qaranka iyagoona hawada ka saaray.

Madaxwayne Morales oo dafiray eedeemaha loo haysto ayaa iska diiday in uu is casilo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.