Xilliga la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

0

Kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garowe Guddiga doorashadda baarlamanka maamulka Puntland ayaa waxa ay soo saareen habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Warqad ka soo baxday guddiga ayaa lagu sheegay in doorashadda guddoomiyaha ay dhici doono maalinta Khamiista ah ee nasoo aadan ee taariikhdu tahay 14-ka bishan.

Sidoo kale guddiga ayaa shaaciyay shuruudaha looga baahanyahay musharaxa doonaya in uu u tartamo xilka gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland.

Halkaan ka akhriso warqadda:

1 28 696x928
1 28 696×928

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.