Lafta-Gareen oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulka G/Shabeellada Hoose

0

Madaxweynaha Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabey labo masuul oo ka mid noqonaya maamulka gobolka Shabeellada Hoose.

Xubnaha la magacaabay oo ahaa laba guddoomiye ku xigeenka ayaa kala ah:

Cabdi Axmed Yuusuf oo loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Shabeellada Hoose, halka Mayow Yuusuf Xasan loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda maamulka gobolka Shabeellada Hoose.

Halkaan ka akhriso:

Img 20191105 Wa0020
Img 20191105 Wa0020

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.