Dad badan oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Thailand.

0

Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux ay ku dhinteen weerar ay koox hubaysane ka geesatay koonfurta dalkaasi.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in weerarka uu sigaar ah kaga dhacay fasriisin ay ciidamada amaanku ku leeyihiin gobolka Yala ee koonfurta dalka Thailand.

Wargayska Bangkok Post ayaa sidoo kale wariyay in weerarka ay ku dhinteen 11 ruux kuwaas oo afar kamid ah ay ku geeriyoodeen isbitaalka gobolka Yala.

Kooxda islaamiyiinta ee gooni goosadka ayaa tan iyo markii ay bilaabeen ololahooda sanadkii 2004’tii waxaa dhintay dad gaaraya 7,000 oo ruux.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.