Trump oo xaqiijiyay geerida hogaamiyihii Daacish.

0

HornAfrik-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu geeriyooday hogaamiyihi kooxda Daacish Abuu-bakar Al-Baqdaadi.

Geerida hogaamiyihii Daacish ayaa timid kadib weerar qorsheysnaa oo ciidamada Maraykanka ka fukiyeen Syria.

Trump sheegay in hogaamiyihi Daacish Abuu Bakar Al-Baqdaadi uu ku cararay god dhulka hoostiisa ah intii uu socday howgalka ciidamada Maraykanka ,balse uu isku qarxiyay godkii uu ku dhuuntay ee lagu sii weeraray waxaana sida uu sheegay la dhintay saddex carruur ah oo uu godkaasi kula jiray.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.