Dadka Tunusia oo u dareeray wareegga labaad ee doorashadda Madaxtooyada

0

Todobo million oo reer Tunisia aha yaa u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweynaha labaaad ee si dimoqaraadi ah loo soo doorto.

Nabiil Kaaruu iyo Dr, Saciid ayaa ku tartamaya dooradda Madaxtoyadda waxayna wareegii koowaad kasoo adkaadeen 26 musharax oo la tartamay.

Nabiil Karuu ayaa maalmo ka hor laga soo daayay xabsiga oo uu dhexgiisa ku gaaray guushii hore, markaana waxaa uu fursad u helay in uu saacada doorshadda ka hor dadka la hadlo.

Doorashadaan ayaa waxaa ay imaaaneysaa Todobaadka kadib doorashadii Baarlamaanka iyo Sedex todobaad kadib wareegii hore ee doorashadda madaxtooyadda.

Musharixii maanta guuleysta ayaa noqonaya Madaxweynaha labaad ee Tunisia ee si dimoqraadi ah loo doorto.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.