Dhuusamareeb: Guddiga doorashooyinka Qaranka oo xarun cusub ka furanaya Galmudug

0

Madaxa Xukumadda Galmudug  Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magalada Dhuusamareb ka Dhagax-dhigay Dhismaha ay ku shaqeyn doonaan Guddiga Madaxa bannaan Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya qeybta Galmudug

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Galmudug Cabdi Risaaq Diiriye Warsame ayaa Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan uga mahad celiyay sida uu Guddiga ugu suurta galiyay in Guddiga Doorashooyinka ay heleen dhul uu leeyahay.

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa umahad celiyay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil sida ay ugu taagan tahay u adeega Bulshada Soomaaliyeed.

3 17
3 17
1 19
1 19
2 19
2 19
3 17 (1)
3 17 (1)

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.