Booliska iyo dibad baxyaasha Hong Kong oo gacmaha iskula tagay.

0

Booliska Ismaamulka Hong Kong ayaa gaaska dadka ka ilmeesiiya u adeegsaday kala ceerinta dibad baxyaal careesan  oo iskugu soo baxay wadooyinka waa wayn ee jasiiradda.

Dibad baxyaasha ayaa dhankooda booliska ku tuurayay dhalooyinka qarxa, iyadoona meelaha qaar ay gacmaha iskula tageen booliska iyo dibad baxyaasha.

Dibad baxan xoogan ayaa lagu soo beegay xilli dhul waynaha Shiinaha looga dabaal dagayo 70’sano guuradii kasoo wareegaty markii dhidibada loo taagay Jamhuuriyada Shuuciga.

Booliska ayaana sheegay in ay xabsiga dhigeen shan ruux oo ay da’aadoodu u dhaxeeso 17 illaa 25 sano.

Dibad baxyada Hong Kong oo soconaya ku dhawaad afar bil ayaa shacabku ku dalbanayaan dimoqoraadiyad,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.