Faahfaahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Bakool

0

Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaano hoostaga degmada Xudur ee Gobalka Bakool, kaasi oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo Dadka shacabka ah.

Dagaalka ayaa ka dambeeyay sida ay sheegeen horjoogayaasha dadka Xoolaleyda ah in Al-Shabaab ay xoog uga kaxeysteen geel farabadan taa soo keentay inay la-dagaalamaan.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka yab-yab oo hoostaga degmada xuddur ee gobolka bakool,waxaana la sheegay in ay ku geeriyoodeen 5 ruux halka laba kale ay ku dhaawacmeen oo labada dhinac ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.