Maxaa kasoo baxay shirkii Garowe ee maalgashiga Puntland?

0

Shir weyne ku saabsan maalgashiga deegaanada Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garowe ayaa lasoo gaba-gabeeyay galabta, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban seddax qodob oo lagu faahfaahiyay arrimihii shirka looga hadlay.

War-saxaafadeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono deegaanada maamulka Puntland, si looga faa’idaysto khayraadka, isla markaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka:-

Warqad1
Warqad1
Warqad2
Warqad2

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.