Wafdi ka socda golayaasha Dowladda oo gaaray Marka

0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta  ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta Shabeellada Hoose.

Xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka iyo saraakiil ciidan ayaa safarkiisa ku wehliyay wasiirka.

Wafdiga wasiirka awqaafta ayaa sida la sheegay horudhac u ah wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo saacadaha nasoo aadan ku wajahan magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.