Dhibaato ka dhalatay is badalka lagu sameynayo shillinka Kenya

0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hortaantii bishii June ee sadnakan ku dhawaaqay in lacagta waddankaasi gaar ahaan kunka Shilling la beddeli doono, lacag cusubna lagu bedelli doono.

Kenyatta ayaa tallaabadaas ku macneeyey inay qeyb ka tahay qorshe lagula dagaalamayo musuq maasuqa iyo lacagaha been abuurka ah.

Dadka reer Kenya ayaa loo qabtay in lacagaha kunka ah ee ay haystaan ay bangiyada ku celiyaan ka hor 1-da bisha October ee soo socota.

Hayeeshee iyadoo aanba la gaarin waqtiga ayaa lacagta ay dhibaato ka abuurtay suuqyada xeryaha qaxootiga iyo gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida Kenya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.