DEG DEG Mas’uul caawa lagu dhaawacay Kismaayo

0

HornAfrik- waxaa wararka warbaahinta HornAfrik ka soo gaaraya Magaalada Kismaayo ay sheegayaan in halkaasi lagu dhaawacay mas’uul ka tirsanaa xubnaha isbedel doonka ah ee Jubbaland.

Maqaayad ku taala Kismaayo ayaa fiidka caawa ah waxaa rag ku labisan dareeska ciidama Jubbaland ku dhaawaceen Abuukaate Axmed Jaamac oo kamid ah mas’uuliyiinta xubnaha isbedel doonka maamulkaasi gaar ahaan garab Cabdirashiid Xidig oo sheegay in Kismaayo madaxweyne loogu doortay.

Dhaawaca Mas’uulkan ayaa ku soo aadaya main un kadib markii Axmed Madoobe uu sheegay in Kismaayo ayan joogi karin qof aan isaga ahayn oo sheegayana Madaxweynaha Jubbaland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.