Wasiirka Gaashaandhigga oo haweenay xil sare u magacabaay.

0

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo u magacaabay qof haweenay ah markii ugu horeysay.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso:

Magacaabis Pdf 725x1024
Magacaabis Pdf 725×1024

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.