Kismaayo-Doorashooyin labo Madaxweyne lagu doortay

0

HornAfrik– waxaa Magaalada Kismaayo ee Jubada hoose maanta ka duacday doorashooyin ay ku soo baxeen labo madaxweyne oo hal mursi wada sheeganaya.

Walaac badan ayay muujiyeen xubnaha beesha caalamka , dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo qaar kamid ah shacabka Jubbaland kuna aadan cawaaqibka ka dhanlan ka dhinacyada isku haya madaxtinimada Jubbaland.

Waxaa Garabka muxaafadka ah ee Jubbaland lagu doortay fadhiga Baarlamaanka Axmed Maxamed Islam Axmed Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland , halka garabka musharaxiinta mucaaradka ah ay doorteen Crashiid Maxamed Xidig madaxweynaha Jubbaland.

Lama oga halka uu ku danbeyn doono khilaafka xumaaday ee xubnaha musharaxiinta Jubbaland.

 

 

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.