Axmed Madoobe oo culeysyo iyo cabsi wajahaya.

0

HornAfrik– Madaxweynaha Jubbaland ee mar labaad raba inuu xilkiisa ku soo laabto  Axmed Madoobe ayaa  markan wajahaya culeysyadi ugu badnaa iyo cabsi.

Mr Madoobe ayaa ilo wareedyo ka agdhaw waxay HornAfrik u sheegeen inuu ka cabsi qabo awood ay u adeegsato dowladda Federalka ah ee Soomaaliya.

Wuxuu kaga baqayaa mas’uuliyiin dowladda dhexe ah in ay Kismaayo la tagaan askar Amisom ah iyo kuwii horey Magaalada u joogay sidaasna doorashada toos loo faro geliyo.

Culeyska iyo cabsida ayaa waxaa ugu wacan musharaxiinta raba xilka madaxweyne iyo kuwo xildhibaanada raba oo aan ku qaar kamid ah aan ku qanacsaneyn sida ay hadda wax u socdaan.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.