Gantaalo xalay lala dhacay Shabaabka Jubooyinka.

0

HornAfrik– waxaa xalay diyaarado aan wali la ogeyn dalka laga leeyahay ay gantaalo la dhaceen saldhigyo ay Al-Shabaan ku leeyihiin gobalada Jubooyinka.

Degmada Jamaame Jubada jubada Hoose iyo Jilib ee Jubada dhexe ayay duqeymaha ka dhaceen , waxaana laga soo warinayaa in ay ku dhinteen saraakiil sar sare oo Shabaab ka tirsanaa.

Saraakiil kusugan gobolka Jubada hoose oo katirsan DF ayaa sheegaya in weerarka Jamaame lagu diley Teliyihii howl galada Dalka Kenya Cabdirauuf Yuusuf oo loo yaqaano Abuu ayman iyo kudhowaad 100 askari oo heegan ugu jirtey howl galo in ay kafuliyaan dalka Kenya.

Wixii Faah Faahin ah ee kordha halkan kala soco.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.