Roobki da’ay oo biyo dhigay xaafadaha iyo wadooyinka Muqdisho.

0

MUQDISHO– Muqdisho iyo deegaanada u dhaw waxaa saacadihi la soo dhaafay ka da’ay roob kadib todobaadyo badan oo heer kulku ahaa mid aad u sareeya.

Roobki da’ay ayaa waxaa uu saameeyay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee Muqdisho iyadoona wadooyinoa qaar biyo iyo dhiiqo laga mari waayay maanta.

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa lagu eedeeyaa inuu ku fashilmay qorshe u helista xiliyada roobka ee wadooyinka iyo Xaafadaha Muqdisho.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.