Agaasime horey shaqo joojin loogu sameeyay oo dib loo soo celiyay.

0

Muqdisho-Hornafrik-Warqad ka soo baxay  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya 30 April 2019 ayaa dib loogu hawl geliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdullaahi Xayir Ducaale.

Wasirkii Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maxamed Cabdi XayirMaareeye ayaa 10kii Bishii Feberaayo Sanadkii 2018 uu Shaqa joojin ku sameeyey Agaasimihii Wasaaradaas Cabdullaahi Xayir Ducaale balse  Maanta dib shaqadisii loogu soo celiyey.

Halkan ka Akhriso Warqada.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.