Doorasho ku celis ah oo maanta ka socota deegaanada is maamulka Wajeer

0

Nairobi-Hornafrik-Galbeedka ismaamulka Wajeer ee dalka kenya ayaa waxaa maanta ka dhacaysa Doorasho ku celis ah oo dib loogu soo dooran doono Xildhibaanka ismaamulkaasi ku matalaya Deeganka.

Axmed Qalooshe oo horay ugu guulaystay Xilka Xildhibaanimo ee Deegaanka ayaa Dhawaan Maxkamadda sare Ee dalka Kenya Waxaa ay shaacisay in si aan Sharci ahayn uu ugu guulaystay xilkaasi islamarkaana dib doorasho loogu laabto.

Axmed Qalooshe oo ka socda Xisbiga Talada dalka Kenya haya ee Jubilee ayaa Tartan adag kala kulmaya Ibraahim Sheekh oo ka socda Xisbiga Kanu Dadka ayaana Codadkooda u dhiibanaya si dagan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.