Yariisow oo magacaabis sameeyay

0

Muqdisho (Hornafrik)-Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow)  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa maanta Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka amniga ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska  Guddoomiyaha Gobalka Banaadir  ayaa Cabduqaadir Cali Nuur Faracade  loogu magacaabay in uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka amniga ee Degmada Dayniile.

Halkan ka Akhriso

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.